Friday, May 9, 2008 7:14 AM

Heesta Maanta (Dhageyso)| Dhaqanka| Faalooyinka| Arrimaha Bulshada| Doodahar |La soo xiriir|
Audio News
BBC Somali Radio
11:00 AM
14:00 AM
18:00 PM
Radiofreesomali
Shareero non stop Music
Radio Banadir
Radio Copenhagen
Radio Ileys
Radio Sahan
Radio Warsan
Radio Dalmar
Sagal S. Radio
Radio Golis (RG)
Radiyo Xoriyo
Radio Beesha Can.
Radio Mennisoto USA
Codka Soomaliyeed
Somali TV Network
Somali Swiss Radio
Somali RadioSweden
Qaran Radio
 

A

www.reegay.com
Aminarts

Altowxiid

Allwaa

mo

Arday

Allgedo

Allpuntland

Ababshe 

Agabso

AllSomali

Amsas

Arlaadi.Com

Arlaadinet
ABTECH IT
Abaaji
Aftahan
Afgoi

B

Naseexo

Buur Hakaba
Banadiri IT

Baidoa
Balcad

Baafin

Banaadiri
Bakaaraha
Banadir Software

BBC Somaali

Banadir

Buuhoodle

Bulsho

Burtinle Online

C

cowslafil
COGWO

Cheap Sale

Cadayga

Cadaado.Net  
Cayaaraha

Calmadoow
Ceel Buur
Cigonet
(CRD) Center For Research and dailogue

D

Dayniile

Djibouti Net

F

Falsan

G

Gobanimo

Gedonet

Gabooye

Galdogob
Goobjoog

Golkhatumo
Gashaamo

H

Horumar.org

Harardhere

Hilankatoosan

Halgan News

Hiiraantime

Hiiraan.com 

HornAfrik Online  
Hamarey
Horseednet

I

Idamaale

Iibso

Irin News
Islii Net

J

JigjigaNet

Jowhar 

JubaLanad
Jamhuuriya
Jiimo Net

Jowhar Online

K

Ken Somali Com.

Kismayo

L
Laascaanood
Lafoole
M

Manaas

Midnimo

Mudug-Online
Marka Cadeey

Mudulood

Maayland
Maaneed
Mareeg.com

Midgaan

N

Nugaal

Nugaal.net  

O
Onkod
P

Pace Magazine

Puntlandpost  

Puntlandtalk

PuntlandTimes
Pace Magazine

Q

Manaas

Qandala.com
Qaranimo.com

Qorahay Online

R
Ruunkinet
Sh

Shabelle
Shabeele

Shaxda
Shareero

S

Somali Irrigation

Somalichess.com

Somaliedmonton
Saafi Films

Suuban

Somali C. G.
4Somaliwomen

Somalipost

Somali Edu

Shinoshiop
Sodapoj

Saafi Studio
SSUP Org
Simad
Suxufi
Somal News

Somali City
Somali Six
Somali IT
Somali Weyn
Somaliawatch.org

Somali Education
Somaliland.org

Somaliland
Somaliland Future

Somalilandnet.com
Somali Sunah

Somalijournal

SomaliNet
Somaliwide

Somalitalk.com  

Somalitribune
Somalidoon
SATEC
SBC Online
TVSomalilandeurope
Somaali

X
Xeraale
W

Waayaha

Wardoon
Warsan

Y
Yamayska  
Yaaqshid
Yoobsan
War deg deg ah:11 ruux ayaa ku dhimatay in ku dhaw 20 ruuxna waa ay ku dhaawacmeen dagaal galabta ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Wardhiigley,dadka dagaalka ku dhintay waxaa ka mid ah 9-5-2008

War deg deg ah:Dagaal culus oo hubka kala duwan la isku adeegsanayo ayaa xilligan waxaa uu ka socdaa Xaafadda Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho
Dagaal culus oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka socdaa qeybo ka mid ah Xaafadda Wardhiigley gaar ahaan Isgoyska Foloranza ama Isgoyska Wardhiigley halkaas oo fariisan u ah Ciidamada Ilaalada Madaxtooyda Soomaaliya iyadoo meel aan sidaas uga fogeyn ama xaruntii Hotelka Haatuf ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyan ah. 9-5-2008

Dowladda iyo Maxkamadaha Islaamiga oo mid kastaba Guul sheegtay9-5-2008

Meel aan sidaas uga fogeyn Xafiiska Midnimo ee Magaalada Muqdisho oo Qarax dad ay ku dhaawacmeen ka dhacay caawa
Inta la og yahay 7 ruux oo dhamaantood ay ahaayeen dad rayid ah ayaa ku dhaawacmay Qarax fiidnimadii caawa ama abaarihii 7:50 daqiiqo lala beegsaday odayaal fadhiyeen maqaayad Shaah lagu cabayay oo ku taala degaanka Siinay halkaas oo 100 talaab oo kaliya u jirta Xafiiska wararka ee Midnimo,Qaraxan oo ahaa Bambaano sida ay ku soo waramayaan goobjoogayaasha ayaa ilaa iyo hadda aan la ogeyn cidda bartimaameedku ahaa 8-5-2008

War deg deg ah:Qarax weyn ayaa goor dhaw waxaa uu ka dhacay Isgoyska Siinay ee magaalada Muqdisho inta la og yahay 5 ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxan 8-5-2008

INTERNATIONAL DEVELOPMENT ORGANIZATION
CCM (Comitato Collaborazione Medica) is an Italian medical NGO, operating in Kenya , South Sudan and Somalia/land, running a variety of health-related projects,CCM is seeking to recruit 1 Regional HMIS Officer its Global Fund Malaria HIS project in Somalia .
JOB DESCRIPTION
Title: Regional HMIS officer
Line Manager: CCM HMIS expert and UNICEF HMIS coordinator.
8-5-2008

Warbixin ku saabsan dagaal galabta ka dhacay degmada Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho
Ku dhawaad 5 ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dagaal galabta ka dhacay nawaaxiga Saldhiga Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho iyadoo dagaalkan uu socday muddo ka badan hal saac iyo bar,Dagaalka oo bilawday 11-kii galabnimo xilliga Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu istaagay salaaddii maqrab kadib iyadoo la isku 8-5-2008

Dagaal hubka noocyadiisa la isku adeegsanayo ayaa waxaa uu hadda ka socdaa degaano ka tirsan Degmooyinka Hodan iyo Waaberi
Dagaalkan oo bilawday Saacadda Afrikada Bari markii ay ahayd 11 saac iyo 20 daqiiqo, ayaa ilaa iyo hadda lama oga cidda si rasmi ah dagaalkan u dhex marayo,Waxaa la maqlayaa dhawaaqa rasaasta kala duwan sida qoriga Baasuukaha loo yaqaano, degaanada rasaasta laga maqlayo ayaa waxaa ka mid ah degaanka Wardhiigley, Bakaaraha ilaa iyo xaafaha kale ee Magaalada muqdisho. 8-5-2008

Mid ka mid ah Shaqaalaha Shirkada Isgaarsiinta Nation Link oo goor dhoweyd lagu dilay Suuqa Bakaaraha 8-5-2008

Abuu Masnuur Roobow"Waa naga go'aan inaan Bartimaamed ka dhigano qof kasta oo Mareykanka ah"
Ururka Al Shabaab ayaa sheegay in ay Beegsanayaan Muwaadiniinta Mareykanka u dhashay xitaa hadii ay yihiin Samafalayaal kadib markii ay dhawaan ciidamada Mareeykanka Duqeyn ku dileen hogaamiyihii Ururkaas Marxuum Aadan Xaashi Ceyrow xilli uu ku sugnaa guri ku yiilay Magaalada Dhuus Mareeb ee Gobolka Galgaduud Bartamaha Soomaaliya. 8-5-2008

Taliyihii Maxkamadaha Islaamiga Sheekh Amiin Barqadle Cosoble (Sheekh Daacad) ayaa ku geeriyooday dagaal shalay ka dhacay degaanka Nuur Fanax Gobolka Hiiraan 8-5-2008

Inta la og yahay 3 askari ayaa ku geeriyootay Qarax Miino oo lala beegsaday Baabuur ay leeyihiin Ciidamada Dowladda agagaarka Magaalada Baydhabo
Sida ay sheegayan wararka hordhaca ah ee ka soo baxay qaraxa miinadaas ilaa iyo 3 askari ayaa ku nafwaayay inta la og yahay 4 kalena waxaa loola cararay Isbitaalka Magaalada Baydhabo si halkaas loogu daaweeyo,Askarta dhaawaca soo gaaray ayaa mid ka mid ah xaaladdiisa halis tahay sida uu sheegay Sarkaal u hadlay Dowladda7-5-2008

Xaaladda Suuqyada Magaalada Muqdisho saaka sida ay yihiin kadib Labo Maalmood oo la soo maray 7-5-2008

Ciidamada Itoobiya oo saaka isku ballaariyay Xaafadda Suuqa Xoolaha
Dadka degaanka Suuqa Xoolaha oo bilaabay inay ka baxsadaan guriyahooda iyagoo ka baqaya Ciidamada Itoobiya ayaa waxay sheegeen inaan wax iska hor imaad ah ilaa iyo hadda la kulmin Ciidamadaas balse waxay sheegeen inay dhici karto in kooxaha kacdoonka wada ay ka hortagaan Ciidamadaas oo ku faafay xaafadda oo dhan,Xaafadda Suuqa Xoolaha waxay ka mid tahay-7-5-2008

N Carolina poll win boosts Obama anad Hillary Clinton has narrowly won the Indiana primary
Barack Obama has scored a clear win in the Democratic presidential primary in North Carolina, while Hillary Clinton has narrowly won the Indiana primary,Senator Obama won 56% of the vote in North Carolina, while Senator Clinton won 51% of the vote in Indiana,Both votes were the final major Democratic primaries which help decide the party's White House candidate. 7-5-2008
Dagaal culus oo galabta ka dhacay dhinaca Waqooyi ee Magaalada Muqdisho,dhinacyada dagaalamay maxaa soo gaaray?6-5-2008

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo Mowqif mideysan ka istaagay ciddii diida Lacagta Shillin Soomaaliga ah kadib kulan maanta ka dhacay bakaaraha
Fagaare ka soo horjeeda masaajidka Abuu Hureyra ee ku dhex yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kulan lagu qabtay oo ay iskugu yimaadeen mas'uuliyiinta ganacsatada Muqdisho, culumaa'udiin iyo dadweyne aad u fara badan, kaasoo looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa cabashada ka imaaneysa bulshada qeybaheeda kala duwan ee la xiriirta xaalada adag ee soo wajahaday shilinka Soomaaliga ka dib markii qaar ka mid ah lacagaha 1000-ka shilin ay diideen ganactasda Daawo sawirada 6-5-2008

Maalintii Labaad ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka socda bannaanbaxyo looga soo horjeedo diidmada Lacagaha Shillin Soomaaliga ah
Dadka dibedbaxaya ayaa waxa ay gubayeen taayeero, iyagoo waddooyinka magaalada qaarkood la isugu soo baxay, waxaana dadka mudaharaadaya ay ku dhawaaqayaan hal-ku-dhegyo ay ku muujinayaan dhibaatada haysata, isla markaana dhagxaan ku tuurayay goobaha ganacsiga ee suuqa Barkaaraha iyo gaadiidka dadweynaha ee magalada ka shaqeya 6-5-2008

Waddooyinka iyo Bartmaha Magaalada Baydhabo oo la soo dhoobay Ciidamo Boolis ah oo ammaanka ilaaliya sida ay sheegeen Maamulka Gobolka Baay 6-5-2008

Somali opposition accuses France of 'kidnapping' pirates
"France and Somalia do not have an extradition treaty and French laws are not applicable to crimes committed outside France," said Hussein Mohamed Aidid, chairman of the Eritrea-based Alliance for the Reliberation of Somalia (ARS),If the pirates were extradited illegally, like it happened in this case, then they were kidnapped by the French special forces. If the pirates acted against the law6-5-2008

Xaaladda Magaalada Muqdisho oo saaka degan iyadoo inta badan ganacsiga Magaalada uu xiran yahay haddana waxaa jira
Ilaa iyo hadda Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kala sooca iyo diidmada Lacagaha Shillin Soomaaliga oo ay u arkaan Ganacsatada inay tahay mid dhamaatay jiritaankeeda iyagoo taa bedelkeedu dadka u sheegaya inay wax ku iibsadaan lacagaha cusub, arrintaas oo dad badan ku dhalisay carokeentayna in shalay uu xirmo guud ahaan Ganacsiga 6-5